Wasiirka Waxbarashada Puntland “Goodax wuxuu kasoo horjeedaa Heshiisyadii horay loo wada galay”

Wasiirka Waxbarashada Puntland Cabdullaahi Maxamed Xassan oo ka hadlay Khilaafka uu ka sharqamiyry Wasiirka Waxbarashada Federaalka Goodax Bare ayaa wuxuu sheegay in Goodax uu gabi ahaanba kasoo horjeedo Jeshiisyadii horay ay wada galeen Wasaaradaha Waxbarashada Federaalka iyo Puntlnd.

Heshiisyadaas waxaa ku qeexnaa cida qaadeysa imtaaxanada iyo kaalinta Dowlada Federaalku ku leedahay.

Qoraal uu soo saaray Wasiirka Waxbarashada Puntland uu ku qeexay heshiisyadaas oo ku subtantiel 2015 iyo 2017 in lakala saxiixday.

Heshiiska waxaa ku cad in Puntland ay Masuul ka tahay qaadista imtaxaandooda, Dejinta manhajka Waxbarashada, Wasaarada Waxbarashada ee Federaalkuna ay talo iyo inay dhaqaale ku tageerto uu waajib ku yahay.

Goodax bare wuxuu Khamiistii sheegey in Puntlnd ay diiday inay Ka qayb qaataan Imtaxaan Guud oo wasaaradiisu soo diyaarisay, Haday taas diideen Shahaado yaysan noosoo doonaan ayuu si cd u yiri.

Hoos ka eeg Qoraalka Puntland

<