Beesha Caalamka oo ku baaqday in Doorashada Galmudug ay ka wada qaybqaataan Saamilayda Galmudug

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliy James C.Swan ayaa Qoraal uu kasoo daarax Xaalada Galmudug wuxuu ku hoosta ka xariiqay in loobahan yahay in Wadahadal lagu dhameeyo Khilaafka isla markaasna Saamilayda Siyaasadeed ee Galmudug ay fursad u helaan inay qayb ka noqdaan Doorashada.

Saaxibada Caalamka ee Soomaaiya waxay ka walwal San yihiin qaabka y ku socoto Doorshada Galmudug, si loo helo natiijo lagu qanci karo waa in Guud ahaan lagawada qayb qaataa Doorashada, Waxaan soo dhaweynynaa in Wadahadal deg deg ah l isugu yimado, waxaana Diyaar la nahay inaan wixii wadatashi ah idinku caawino hadii loo bahdo. Saaxiibada Soomaaliya waxay si dhow uk soconyan Doorashada waxayn rajaynayaan in Wadahadal lagu dhameeyo Kala duwanaanshaha Siyasadeed, Sidaas ayaa lagu sheegey qoraalka Beesha Caalamka ee ku aadan Doorashada Galmudug.

Puntlandi.com
Gaalkacyo

<