Kitariiste isla markaasna Fanaaan ahaa , Daa’uud Cali Masxaf oo Geeriyooday

Illaahay janadii haka waraabiyee Waxaa maanta Magaalada Jigjiga ku geeriyooday Daa’uud Cali Masxaf oo kamid ahaa Fanaaniita Soomaaliyeed.

Daa’uud wuxuu caan ku ahaa garaacida Kitaarka, wuxuunisla markaad ahaa Fanaan Heesa, Bilihiib u dambeeyay ayuu ku xanuun sanayay Magaalada Jigjiga, halkaasoo uu maanta ku geeriyooday.

Marxuumka waxaa isla maanta lagu aadaya Qabuuraha Magaalada Jigjiga, waxaana aadkiisa ka qayb galay Maduuliyiin ka tirsan Dowlad Deegaanka iyo Fanaaniin.

Puntlandi.com
Jigjiga

<