Maraykanka oo Doonaya in la sarsare galiyo Abaabulka Doorashada Soomaaliya 2021

Safiirka Maraykanka ee Arimaha Soomaaliya u qaabilsan Donald Yamamoto ayaa maanta wuxuu siyaabo kala duwan ula kulmay Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada Soomaaliya.

Madaxweyne Deni oo la kulmay Safiirka ayaa waxay kawada hadleen Arimaha Doorashada iyadoo labada Masuul ay todobaadkii hore ku kulmeen Bosaso.

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Lafta gaareen iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa iyana uu Safiirku la kulmay.

Kulnkn ya ujeedkiisa ahaa Arimaha Doorashada Soomaaliya inkastoo ay Jubbaland iyo Puntland y hordhigeen Maraykanka codsi ku aadan ladagaalanka Argagixisada iyo Deeqda Maraykanku uu siiyo Soomaaliya.

Kulamada waxay maanta ka dheceen Nairobi

Puntlandi.com
Nairobi

<