Musharixiinta Madaxweynanimada Galmudug oo ku hanjabay inay qaadacayaan tartanka , Qoraal ay soo saareen

Musharixiinta Madaxweynaha Galmudug ayaa Qoraal ay kasoo saareen Dhuusamareeb waxay muujiyeen cabashooyin badan oo ay sheegeen hadaan wax laga qaban in Doorasho aysan dhacayn.

Musharixiinta ayaa Qoraalkooda waxay ku eedeeyeen Gudoomiyaha la doortay iyagoo xusay in Baarlamaanka cusub uu durba kala qaybsan yahay.

Waxay kaloo Qoraalkooda ku Xuseen in Garabka Madaxweyne Xaaf oo ay ahayd in lala hadlo ay Xukuumada Federaalku ay dafirtay.

Hoos k akhriso Qoraalka Musharixiinta

<