Galmudug oo Garabkii Madaxweyne Xaaf oo shaaciyey Xildhibaanada cusub

Garabka Madaxweyne Xaaf ee Galmudug ayaa Galabta shaaciyey Xildhibaanada cusub ee ay Beeluhu iskasoo Xuseen.

Shir maalmahaan ka socdey Xaafada Baraxley ee Magaalada Gaalkacyo ayaa lagusoo gudbiyey liiska Xildhibaanada.

Horay ayaa Dhuusamareeb oo Madaxweyne Xaaf uu kasoo carooday waxaa loogu doortay Gudoomiye Baarlamaan, waxayna Garabka Dhuusamareeb hada isu diyaarinayaan iney Madaxweyne Doortaaan.

Waakan liiska Xildhibaanada Cusub

<