Cadeyn— Lacagta uu leexsadey Kheyre Xagee ka timid asliyan

Shalay oo sabti ahayd waxaa lasoo bandhigay Aduun gaaraya 112 oo loogu talagalay Horumarinta Magaalooyinka Garowe, Muqdisho, Baydhabo iyo Kismaayo, Laakiin Raysal wasaare Kheyre ayaa Dalbadey in Mashruucaan lagusoo wareejiyo Xafiiskiisa.

Raysal wasaaruhu miyuusan ka warhayn in 112 kaan Milyan ay tahay Deeq ay bixiyeen Baanka Aduunka, Mashruucaan hal Dollar oo kamida loona leexin karo meel ka baxsan meelihii loosoo qoondeeyey.

Bishii 9 Decembar 2019 ayaa Bank Aduunku shaaciyey in Lacagtaan uu Baanka Aduunku u ansixiyey, Qoraalka kasoo baxay Bank Aduunka wuxuu ku bilowday sidaan…

World Bank Washington Dec.9,2019 — Bangiga Adduunka ayaa maanta(9/12,2019) ansixiyay deeq $ 112 milyan ah oo loogu talagalay in lagu bixiyo kaabayaasha dhaqaalaha oo Ahmiyad u leh magaalooyinka Soomaaliya laguna xoojiyo awoodda dowladda hoose. Mashruuca SURP 2 ee Magaalooyinka Soomaaliya wuxuu Sahli doonaa maal-gashiga kaabayaasha Dhaqaalaha ee magaalooyin istiraatiiji ah sida Muqdisho, Garoowe, Kismaayo iyo Baydhaba iyada oo sidoo kale la dhigayo aasaaskii ballaarinta Mashruucaan, Magaala Madaxbanaan Galmudug iyo Hirshabelle waxay iyana bilaabayaan Wajiga kowaad ee Mashruucaan halka Magaalooyinka kor ku xusan ay hada Maraykan Wajigii lad ee Mashruuca.

Riix Linkiskaan Si aad u akhrisato Qoraalka Banka Aduunka oo yaal Bartiisa ainternetka

<