Daawo Sawirada Madaxweyne Deni oo Xariga ka jaray laba Mashruuc oo muhiim ah

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wuxuu Magaalada Bosaso Xariga ka jaray Isbitaal gaar loo leeyahay oo lagu Magacaabo Ayaan iyo Iyana Shirkad gaar loo leeyahay Ocean Petroleum oo ah Keydinta Shidaalka.

Ganacsato Reer Puntland ayaa Maalgashadaay labadaan Mashruuc waxaana marti Sharafta ahaan Xariga ka jaray Madaxweyne Deni.

Hoos ka daawo Sawirada

<