Wadamada ay ka yimaadeen Dadku ku Geeriyooday Shilkii Diyaarada Ukraine

Diyaaradii laga lahaa Dalka Ukraine ee saaka cilad farsamo awgeed ugu burburtay meel aan ka fogayn Garoonkii ay ka duushay oo ku yaal Caasimada Iraan ee Tihraan ayaa waxaa ku dhintay gabi ahaan Dadkii saaraa oo gaarayay 170 Qof.

Wasiirka Arimaha Dibada Ukrain Vadym Prystaiko ayaa shaaciyey Wadamada ay ka soo jeedaan Dadka ku dhintay Shilka, waana sidaan.

82 Iranians, 63 Canadians, 11 Ukrainians, 10 Swedish, 3 Afghanistan, 3 Germany iyo 3 UK.

Ilaa hada ma cada in Dad Soomaali ah ay saaraayeen Diyaaradaan.

Sanadkii hore ayaa Diyaarad Ethopian Airline oo ku burburtay Itoobiya waxaa ku dhintay Sadex Qof oo Soomaali ah.

Puntlandi.com
Inernational news

<