Qarax ka dhacay Isgoyska Sayidka

Gaari ay ka buuxaan Qalabka Qarax ayaa goor dhaweyd wuxuu ku qarxay meel aan ka fogayn Madaxtooyada Soomaaliya, Khasaaraha rasmiga ah ilaa hada ma cada.

Gaariga ayaa ku qarxay goob gawaari badan ay taagnaayeeb, waxaana lagusoo waramayaa in Dad Masuuliyiin ah ay goobta uu qaruxu ka dhacay ay joogeen.

Puntlandi.com
Muqdisho

<