Dhismaha Dekada Garacad oo wajigii hore gabagabo yahay. SAWIRO

Puntland waxay dhowaan yeelan doontaa Dekadii labaad, Sida lagu Wadanka Dekada labaad oo dhismeheedu uu marayo meel wanaagsan wuxuu Wajiga kowaad soo dhamaan doonaa dhowaan.

Wajiga kowaad ee Dekada haduu dhamaado waxaa kusoo xirannkara Doonyaha waaweyn ee Xamuulka, waxaa sidaas Puntlandi.com u sheegey mid kamida Injineerada gacanta ku haya Dhismaha Dekada.

Uguvyaraan 100 mitir ayaa hada Gudaha loo galay Bada walina waa socotaa shaqadu, qalabka lagu dhisayo Dekada waa kuwo casri ah oo dhisi kara Dekad tayo leh.

<