$ 80 milyan oo doolar ayaa Iraan dul dhigtay madaxa Donald Trump ka dib dilkii General Qasem Soleimani.

Donald Trump leaves his Merry Christmas Rally at the Kellogg Arena on December 18, 2019 in Battle Creek, Michigan. While Trump spoke at the rally the House of Representatives voted, mostly along party lines, to impeach the president for abuse of power and obstruction of Congress, making him just the third president in U.S. history to be impeached. (Photo by Scott Olson/Getty Images) Editorial use only. HANDOUT /NO SALES Mandatory Credit: Photo by IRANIAN SUPREME LEADER'S OFFICE HANDOUT/EPA-EFE/Shutterstock (10517120a) (FILE) - A handout photo made available by the Iranian Supreme Leader's office shows Iranian Revolutionary Guards Corps (IRGC) Lieutenant general and commander of the Quds Force Qasem Soleimani (C) during a meeting with Iranian supreme leader Ayatollah Ali Khamenei (not pictured) in Tehran, Iran, 18 September 2018 (reissued 03 January 2020). Soleimani and Iraqi militia commander Abu Mahdi al-Muhandis were killed on 03 January 2020 following a US airstrike at Baghdad's international airport. The attack comes amid escalating tensions between Tehran and Washington. Top Iranian General Qasem Soleimani killed in US airstrike on Baghdad, Tehran, Iran Islamic Republic Of - 18 Sep 2018

Intii lagu gudajiray aaska Qaran ee loo sameeyey Janaraalka , khuburo oo aan la garaneyn oo ka hadlayey telefishanka dawladda ayaa sheegay in hal doollar oo Mareykan ah uu bixiyo qof kasta oo Iiraaniyiin ah oo ku sugan Dalka, iyadoo lacagtaas la siinayo qofkii dila Madaxweynaha Mareykanka.

Iiraan waxa ku nool 80 milyan oo qof. Iyada oo ku saleysan dadweynaha Iiraan, waxaan rabnaa inaan soo aruurino $ 80million (£ 61million) oo lagu abaalmarinayo Qofkii keena Madaxa madaxweyne Trump, ” sida lagu sheegay en24.

Hadaladaan iyo kuwo kale oo caro ka muuqata waxay maalmahaan kasoo yeerayeen Iraan iyagoo kabtiiraan yeeysan DQasem Soleimani ilkii Janeraal.

Qasem Soleimani Euxuu Qayb wayn ka qaatay xasuuq loo geystay Suniyiinta Iraaq.

Puntlandi.com

<