Garowe oo Madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood isugu tagi doonaan

Maalmaha soo socda waxaa garowe ka furmi doona kulan xasaasi ah oo looga arin sanayo Xaalada Siyaasadeed ee Dalka.

Sida ay Puntlandi.com ay xogta ku hayaan adaxweyne Deni ayaaisigu yeeray Madaxda Maamul Goboleedyada qaarkood mase cada in kulankaan ay qayb ka noqon doonaan Hogaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka.

Ajandaha kulanka ayaalagu sheegey Doorashada Soomaaliya, Xaalada Amaan ee Guud ahaan Dalk iyo kala qaybinta lagu sameeyey Maamul Goboleedyada Koonfurta Soomaaliya qaarkood.

Madaxweyne Deni iyo Masuuliyiin ka tirsan xisbiyada Siyaasada ayaa maalmahaan Dadaal ugu jiray in laga wada xaajood Xaalada Dalka ee Mustaqbalka, waana tan keentay kulankaan.

Puntlandi.com
Garowe

<