Faahfaahin 4 Al-Shabaab looga dilay Saldhig Malatari oo Kenya iyo Maraykanku leeyihiin oo ay weerareen

Sida ay Xaqiijiyiin Ciidamada Kenya waxa ay La-Shabaab soo weerareen Abaarihii 5 Aroornimo Saldhiga Manda-Magogoni naval ee ku yaal Dhul xeebeedka Lamu ee Dalka Kenya.

Faahfaahin badan lagama hayo Annika ahayn oo Maleeshiyaadka Al-Shabaab ahi ay soo weerareen Saldhiga, waxaana lagu dilay 4 Al-Shabaab ah, wax khasaare ah Masoo gaarin Ciidamada Kenya iyo kuwa Maraykanka ee halkaas ku signaa.

Afhayeenka Ciidanka Kenya Col Paul Njuguna said. ayaa Qoraal kooban wuxuu ku sheegey intaas aan kor ku xusnay, wuxuuna Qoraalkii u dhignaa sidaan hoose.

  • “This morning at around 5:30 am an attempt was made to breach security at Manda Air Strip. The attempted breach was successfully repulsed. Four terrorists bodies have so far been found. The airstrip is safe,”

Saldhigaan wuxuu kawada dhexeeyaa Ciidamada Cirka ee Maraykanka iyo kuwa Bada ee Kenya.

Puntlandi.com
Kismaayo

<