Maraykanka iyo Ciidamada Puntland oo weeraray Xarun Al-Shabaab ku leeyihiin Bariga

Ciidamada Cirka ee Maraykanka syaa sheegay in howlgal Cirka ah oo ay ka caawinayeen Ciidamada Puntland ay ku duuleen 9 ka mida Maleeshiyada Al-Shabaab.

Sida uu Warbaahinta Puntlandi.com uu u xaqiijiyey Sargaal ka tirsan Ciidanka Diyaaradaha aan Cidna wadan ee Maraykanka ayaa duqeeyet laba goobood oo qiyaastio 50 km u jirta Bosaso, waxaa kadib goobta la wareegay Ciidanka Puntland.

Iskaashiga ayaa wuxuu qayb ka yahay la dagaalanka Argagixisada.

Puntlandi.co
Bosaso

<