
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal ayaa Casumaad heer sare ah caawa u sameeyey Madaxda Xisbiyada Qaran.
Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh ayaa hogaaminaya Martida uu Gudoomiyuhu Casumay.
Casumaadaan ayaa waxay muujinaysaa in Isbadal Siyaasadeed uu jiro.
Halkan ka fiirso Video Casho Sharfta :