Turkiga oo Qaadey qaar kamida Dhawacyadii Ex Kantaroolka Iyo Diyaarad Qatar kasoo socota

Abaarihii 1:00 Duhurnimo waxaa Muqdisho ka duushay Diyaarad sida Dhaawac loo qaadey Istanbul si halkaas loogusoo daweeye.

Dowlada Turkiga ayaa waxay Xalay soo dirtay Diyaarad sida Daawooyin iyo Dhakhaatiir.

Ku dhowaad 15 Qof oo dhawac culus qaba ayaa la qaadey, Qatar ayaa iyana shaacisay iney soo direen Diyaarad gargaar sida,

Lama shaacin in iyana dhawacyo loo qaadayo Dalka Qatar.

Sanadkii hore ayaa dhawacyo ay Dowlada Qatar ka qaadey Muqdisho waxay ku daadisay isbitaal ku yaal Sudan kasoo ka tayo liitay Isbitaalada Muqdisho.

Puntlandi.com
Muqdisho

<