Sawirka maanta Dhibanihii ugu da’da yaraa Qarixii Kantaroolkii hore ee Magaalada Muqdisho

Ilaa 2 sano jir ah ayaa kamid ahaa Dadkii ku waxyeeloobay Qarixii maanta lala beegsadey Shacabka, ilmaha ayaa dhawac halisa soo gaaray

<