Madaxweynayaashii hore oo booqdeyvDhawacyadii Ex Kantaroolka Afgooye

Madaxweynayaashii hore ee Dalka Xasan Sheikh iyo Shariif Sheikh Ahmed ayaa soo booqdey Isbitaalada ay yaalaan Dadkii ku waxyeeloobay Qarixii Saaka lala beegsadey Kantaroolkii hore ee Afgooye.

Madaxdii Gores yaa waxay ku baaqeen Gurmad deg deg ah in loo fidiyo iyagoo Wadamada saaxiibka ay Soomaaliya yihiinn ka dalbadey gurmad deg deg ah iyo in Dalka dibadiisa loo qaado dhaawacyada Garaabka ah.

Qarixii saaka waxaa kubgeeriyooday ku dhowaad 105 Qof dhawucuna wuxuu gaarayaa 200 oo Qof.

Puntlandi.com
Muqdisho

<