Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo si diiran loogusoo dhaweeyey Degmada Dhahar

Wafdi ka kooban labada Gole ee Dowlada Puntland oo uu hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yusuf Jabril ayaa maanta oo sabti ah si diiran loogusoo dhaweeyey Magaalada Dhahar ee Gobolka Heylaan.

Shacabka Deegaanka ayaa si diiran usoo dhaweeyey Gudoomiyaha iyo Wafdigiisa, safarka Gudoomiyaha ayaa ku salaysan u kuur galida Xaalada Deegaanka.


<