Breaking News — Madaxweyne Deni oo Cambaareeyey kana tacsiyeeyey Qarixii lagu hoobtay ee saaka ka dhacay Ex Kantarool Muqdisho

Madaxweynaha Dowladav Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Cambaareeyey Qarixii saaka ka dhacay Duleedka Magaalada Muqdishobee ay ku geeriyoodeen In ka badan 90 Qof oo rayid ah.

Qoraal kooban oo kasoo baxay Madaxtooyada Puntland oo soo gaaray Warbaahinta Puntlandi.con ayaa lagu shaaciyey Tacsida Madaxweyne Deni u diray Eheladii Dadka kuvwaxyeeloobay Waraxa.

Dhibka soo gaaray Shacabka Soomaaliyeed waa mid saameynaya Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed, waan ka tacsiyeynaynaa intii dhigatay Illaahay have naxariisto inta dhawaca ahna Alle ha caafiyo” sidaas ayaa Qoraalka kamid ahayd.

Puntlandi.com
Garowe

<