Madaxweyne Deni oo Arimo badan ka hadli doona Maanta

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wuxuu la hadlayaa Shacabka isagoo Arimo badan ka hadli doona.

Xaalada Guud ee Puntland, Amaanka Soomaaliya iyo Arimaha Doorashada Soomaaliya ayuu iyana wax ka oran doonaa.

Madaxweyne Deni oo hada Xilka haya mudo sanad ah waxaa u qabsoomey waxyaabo badan iyadoo waxyaabo badana ay dhiman yihiin, Balan qaadka ugu weynaa ee Xukuumada oo ah qaabka Doorashada Puntland ayay Xukuumada ku dhaqaaqeen bilow wanaagsan, Gudiga Doorashada Puntland ayaa durba bilaabay Shaqadooda iyadoo badanaaba Xukuumadihii hore uu Gudigaan shaqada bilaabi jiray Sanadka u dambeeya ee Xukuumada.

Waxaan sugnaaba Waa Khudbada Madaxweyne Deni , Kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com
Garowe

<