Madaxweybe Ahmed Madoobe oo shir gudoonshay Shirkii Wasiirada ee Khamiislaha

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyey Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha Wasiirada kasoo looga hadlay Xaalada Jubbaland.

Wadiirada warbixinada soo gudbiyey waxaa kamid ahaa Wasaaradaha Beeraha, Dhalinyarada iyo Wasaarada Amniga.

Waxyaabaha looga hadley waxaa kaloo kamid ahaa Doorashada Soomaaliya iyo Xiriirka Federaalka iyo Jubbaland.

<