Kheyre oo maanta kusii jeeda Dhuusamareeb

RW Xasan Cali Kheyre ayaa laguwadaa inuu maanta booqdo Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud halkasoo uu u tagayo xoojintachowlaha Doorashada Galmudug oo wali qas ka jiro.

Raysal wasaare Kheyre ayaa wuxuu qorsheynayaa in la sarsare galiyo Doorashada Galmudug oo khilaafkeedu dhamaan waayay.

Wali waxaa taagan oo aan la xalin Khilaafka Reer Cadaado halka ay u muuqata in la dhameeyey Khilaafkii Ehlu Sunna.

Sababta ugu weyn ee Safarka statsansatte wasaaraha ayaa lagu sheegay inuu yahay sidii loo qancin lahaa Beelaha wali wax tabanaya.

Puntlandi.com
Gaalkacyo

<