Xaflada Caleema Saarka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire oo ka socota Bacaadweyn iyo Isimada oo isugu tagay

Xaalada Caleema saarka Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Gobolka Mudug ayaa waxay si toosa uga sicotaa Magaalada Bacaadweyn ee Gobolka Nudug.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirshiid Yusuf Jabril iyo Xildhibaano ayaa goob joog ah, Raysal wasaarihii hore Cumar Cabdirshiid ayaa isna goob joog ah

Isimada apuntland ayaa iyana goob joog ah, waxaana hada socda khudbadaan Martida lagu casumay Xaflada.

Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa goor dhow khudbad ka jeedin doona Munaasabada.

Faahfaahinta kala soco Puntlandi.com

<