Daawo Sawirada Xaflada Caleema Saarka Fiqi Cabdinaasir Nabadoon Maxamuud Mire oo Maanta ka socota Bacaadweyn G.Mudug

Waxaa wali si rasmi sh uga socda Bacaadweyn Xaflad aad u balaaran oo lagu Caleema saarayo Fiqi Cabdinaasir Nabadoon Maxamuud Mire oo ka mid ah Isimada Gibilka Nudug.

Isimka Guud ee Gobolka Mudug Islaan Bashiir Islaam Cabdille ayaa Khudbad gunaanadey kusoo xiray Khudbadihii Xaflada laga Jeediyey balse Xafladu wali waa socotaa.

Hoos ka daawo Sawirada


<