
Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wuxuu booqdey Taliska Ciidanka Puntland.
Madaxweynaha ayaa Ciidanka uga mahadceliyey shaqada ay Bulshada u hayaan, isagoo u balan qaadey inuu si gaara uga waraabi doono Qaybaha kala duwan ee Ciidanka.