Karaash oo Deegaanka Hadhwanaag Qado ugu sameeyey Cumar Cabdirshiid

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa Maanta Casumaad u sameeyey Raysal wasaarihii hore Sanetor Cumar Cabdirshiid, Qado sharafta oo ka dhacdey Deegaanka Harwanaag ayaa waxaa iyana goobjoog ahaa Siyaasiyiin iyo Waxgarad.

<