Madaxweyne Xigeenka Puntland oo Mashaariic Xariga ka jaray

Madaxweyne Xigeenka Puntland Ayaa Mashaariic ay kamid yihiin Biyo xireen wuxuu ka furay Gobolka Gatdafuu.

Madaxweynaha Xigeenka oo hogaaminaya Wafdi ku sugan Gobolka ayaa u kuurgalaya Xaalada ka jirta Gobolka oo maalmahaanba ay Roobab wax yeeli u heysteen .

Madaxweyne Xigeenku wuxuu Gobolka gaarsiiyey kaalmo ay Dowlada Puntland ay wax uga qabanayso Xaalada ka jirta Gobolka.

<