Daawo Sawiro Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Masuuliyiin

Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdirshiid Yusuf Jabril ayaa Xafiiskiisa kuvqaabiley Waxgarad iyo Ganacsato ka yimid daafaha Soomaaliya.

Gudoomiyaha Ayaa si diiran wuxuu Xafiiskiisa ugusoo dhaweeyey Ganacsatada isagoo uga Xog waramay Deegaanada Puntland iyo fursadaha Maalgashi ee ka jira Puntland iyo sida uu Baarlamaanku uga qayb qaato dejinta Sharciyada Xafidaya Hantida Maalgasha

<