Ayaxii ugu badnaa oo Galabta qabsadey Hawada Baledweyne

Magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan waxaa Galabta soo booqday kumayaal Ayaa oo dhinaca Gobolada Dhexe ka yimid.

Ayaxaan ayaa wuxuu ku duulayay Xawaare aad u sareeya, wuxuuna qariyay cirka meelaha qaarkood.

Gobolka Galgaduud ayuu Ayaxu qabsadey Laba todobaad ka hor halkaasoo Shacabku ay bilaabeen iney cunasn ayaxa.

Reer Hiiraan talow Macunayaan Ayaxa mise Reer Cadaado Bay u dhoofinayaan.
Sawirada Galabta iyo Baledweyne hoos ka daawo..
Puntlandi.com
Baledweyne

<