Photo News Air Jabuuti oo dulimaad rasmi ah ka bilowday Puntland

Shirkada Diyaaradaha ee Air Jabuuti Laguna naynaaso Red Sea Airline ee ay leedahay Dowlada Jabuuti ayaa Duulimaad rasmi ah ka bilowday Caasimada Puntland ee Garowe.

Madaxweyne Xigeenka Puntland Axmed Cusmaan Karaash ayaa Xariga ka jaray Dulimaadkii u horeeyey Maanta.

Air Jabuuti waa Diyaarad Soomaaliyeed oo ku haniyeysa inay horumar ka gaarto Geeska Afrika isla markaasna Suuqyada Hawada kula tartamaya Shirkado waaweyn sida EthopiannAirline iyo Kenyan Airways.

Hadaad Garowe u socoto waxay Diyaaradaha kale kaga duwan tahay waxaa ka dhexvshaqeynaya wiilal iyo Gabdho Soomaaliyeed oo Reer Jabuuti ah.

Kusoo dhawoow Air Jabuuti kusoo dhawoow Puntland.

<