Sawiro Shirka Maaliyada Soomaaliya oo ka socda Kismaayo

Shirka looga arinsanayo Arimaha Maaliyada Soomaaliya ayaa wuxuu ka socdaa Kismaayo, ajadaha Shirkaan waa Deyn Xarunta Soomaaliya, waxaa goobjoog ah Wasiirada Maaliyada Soomaaliya oo Soomaaliland ka maqan tahay.

<