Photo News- Senetor Cumar Cabdirshiid iyo soo dhaweyntiisii Garowe

Maanta waxaa Garowe soo gaaray Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya iminkana ah Senator ka tirsan Aqalka Sare, “Waxaan Garowe u imod wadatashi ku aadan Doorashada Soomaaliya” ayuu yiri Sanetorku..

<