Shirka Looga hadlayo Arimaha Dhaqaalaha Soomaaliya oo Sabtida ka furmaya Kismaayo

Caasimada Jubbaland waxaa Sabtida Sabtida ka furmaya Shirka Arimaha amaaliyadavSoomaaliya oo ay kasoo qayb galayaan Wasiirada Maaliyada Soomaaliya.

Wasiirada Maaliyada Puntland Xasan Shire Cabdi iyo Wasiirka Federaalka Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa mid walbaa kasoo duulay Caadimadiisa ayaa maanta waxay soo gaareen Kismaayo.

Kulanka Wasiirada oo Sabtida furmaya waxaa looga hadlayaa Dhaqaalaha Soomaaliya, wuxuuna Shirkaan daba socdaa shirar dhowra oo horay ay Masuuliyiintu ku yeesheen Dalka dibadiisa iyo Gudihiisa.

<