Daawo Sawiro Madaxweyne Deni oo Hadhimo Sharafeed u sameeyey Waxgaradka Gobolka Bari

Madaxweynaha Dowlada puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan Qado Sharaf ah u sameeyey Isimada iyo Waxgaradka Gobolka Bari, Duleedka Magaalada Caasimada ah ee Garowe.

Kulanka oo ahaa iswaraysi, dabcana kama marayen Siyaasad maadaama la isu diyaarinayo Doorashada Soomaaliya 2020.


<