Kualankii Khamiista ee Golaha Wasiirada Puntland, Maxaa looga hadlay maanta

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Shir gudoomiyey kulankii maantoo khamiis ah dhex maray Golaha Wasiirada Puntland uuna qayb ka ahaa Madaxweyne Xigeenka Puntland Mudane Axmed Cusmaan Karaash.

Qodobada ay Wasiirada ka soo hadal qaadeen waxaa kamid ahaa Amaanka Guud ee Dalka, Sharciyo ku aadan Dugsiyada Quraanka, Horumarinta Ganacsiga Gaarka loo leeyahay iyo Horumarinta Hay’adaha Waxsoo saarka ee Dowliga ah sida Canshuuraha iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha.

Xaalada Guud ee Soomaaliya Stasi tabs looga wada hadlay iyo kaslinta Puntland ee Doorashada Soomaaliya.

Madaxweyne Deni ayaa Golihiisa Wasiirada faray in la laba labo Adeegyada loo hayo Bulshada, wuxuuna Madaxweynuhu uu ka warbixiyey kulankii uu Shalay la qaatay Beesha Caalamka.

Sawirada hoos ka daawo

<