Jabuuti Airline oo dhowaan Duulimaadyo ka bilaabaysa Garowe

Shirkada Diyaaradaha Jabuuti ayaa shaacisay inay duulimaadyo ka bilaabaysa Puntland, Garoonka Diyaaradaha Garowe ayaa waxaa ka socda Horumar soi jirtay Shirkadaha Diyaaradaha Caalamka.

Warsaxaafadeed ay soo saartay Air Djabuuti ayay ku shaacisay inay dhowaan bilaabaysa duulimaadyo rasmi ah oo Garowe ah.

Itoobiya Airline ayaa horay u bilowday Duulimaadyadeeda Garowe.

Puntlandi.com
Garowe

<