Daawo Khudbadii Madaxweyne Deni “Waxa Xamar ka socda ee Doorashada ku saabsan wax noo cubtamaya ma ahan”

Madaxweynaha Dowlada Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo caawa Khudbad ka jeediyey Xafladii ay Gudiga Doorashada Puntland ku daah furayeen Howlohooda shaqo ayuu Madaxweynuhu uga hadlay Arimaha Doorashooyinka Soomaaliya.

Madaxweyne Deni wuxuu sheegay in iyadoo wakhtigii Doorashada ay ka dhiman tahay Sanad hadana aan la heyn qaab saxa oo Doorashada lagu galayo, waxaa hadaladiisa ka mid ahaa oo kale “ Sidaan lawada Socoto 2016 kii waxaa Garowe lagu saxiixay oo la isku raacay in laga guurayo Nidaamka 4.5, hada oo Sanad ka harsan yahay Doorashadii wax cad oo la leeyahay sidaas bay Doorasho u dhacaysaa Lama hayo”

Hoos ka daawo Khudbada Madaxweynaha

<