Madaxweyne Deni oo Dalka kusoo laabtay

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Dowlada Puntland oo Dalka Emaraatka howl shaqo ugu maqnaa ayaa maanta Dalka kusoo laabtay,saaka barqadii ayuu Madaxweynuhu uu kasoo degay Garowe.

Madaxweyne Deni ayaa wuxuu laba maalmood ku sugnaa Dalka Itoobiya oo uu iskasoo hadlay Arimaha Soomaaliya.

Imaatinka Madaxweynaha ayaa kusoo aadaya iyadoo ay Dalka ka jiraan kacsanaan Siyaasadeed oo ku aadan muran ka taagan Nidaamka Doorashada Soomaaliya.

Warar hordhac ah oo Warbaahinta Puntlandi.com ay saaka shaaciyeen ayaa waxay sheegayaan in ay dhowaan dhici doonaan kulano dhex maraya Madaxweyne Deni iyo qaar ka mid ah Hogaamiyayaasha Xisbiyada.

Puntlandi.com
Garowe

<