Akhriso Warsaxaafadeedka Gudiga Doorashooyinka Puntland ay kusoo bandhigeen howlohooda shaqo

Gudiga Doorashooyinka Puntland ayaa caawa daah furay qorshohooda shaqo, Xaflada Dashfurka Waxaa ka qayb galay Madaxda ugu saraysa Puntland.

Qoraal kooban oo hordhac ah oo ay Gudigu soo saareen ayay ku sheegeen iney Daahfurka ay ku qabanayaan dhamaan Gobolada Puntland ayna kusoo bandhigayaan jadwalkooda iyo qaabka loo qabanayo shaqo walba.

Qoraalka waxay kaloo Gudigu ku sheegeen in Sanadka soo socda ay qabanayaan Doorashooyinka Degmooyinka.

Hoos ka akhriso Qoraalka

<