Faahfaahin kooban—- Xildhibaano iyo Dad Reer Puntland ah oo ka badbaaday weerarka SYL , qaar kaloo i wali ku jira Gudaha Hotelka

Inkastoo wali ay Maleeshiyaadkii soo weeraray Hotelka ay gacanta ku hayaan Gudaha Hotelka hadana Dad badan ayaa kasoo badbaadey kuwasoo judhii hore naftooda lasoo cararay.

Dadka kasoo badbaadey eeerarka Waxaa kamid ah Xildhibaan Dhoore oo kamid ah Baarlamaanka Puntland iyo 4 Qof oo Reer Puntland ah,Sida Puntlandi.com loo xaqiijiyey ugu yaraan 8 Qof oo Reer Puntland ah ayaa wali Gudaha Hotelka ku jira.

Ilaa hada afar Qof ayaa dhimashadooda loo xaqiijiyey Howlwadeenada Puntlandi.com

Wali Hotelka Waxaa haysta Al-Shabaab Dagaal ayaana ka socda, Wax Faahfaahin ah oo intaas dhaafsiisan ma jiraan.
Puntlandi.com

<