Breaking News— Hotel SYL oo Al-Shabaab Qabsadeen iyo Dagaal ka socda

Hotel SYL oo ku yaal meel aan saas uga fogayn Madaxtooyada Soomaaliya VillavSoomaaliya ayaa waxaa la wareegay Maleeshiyo Hubaysan oo loo badinayo iney yihiin Al-Shabaab.

Axmed Xuseen oo ka mid ahaa Dadka kasoo baxsadey inteysan Maleeshiyadu Gudaha ugalant Hotelka SYL ayaa Puntlandi.con wuxuu u xaqiijiyey in Maleeshiyadu ay gabi ahaan la wareegeen GHotelka ayna Gudaha Hotelka ku jiraan.

Ilaa hada Lama oga Khasaaraha inta uu gaarsiisan yahay, Waxaase la arket Sadex Qof oo geeriyoodey oo mid Dumar yahay.

Hotel SYL waxaa badanaa deganaa Masuuliyiin ka tirsan Xukuumada Federaalka, Waxaa iyana dega Dadka ka yimaada Waqooyiga Soomaaliyabiyo Puntland, Afar sano ka hor ayaa Hoteelkasn ay Al-Shabaab weerareen Dad badan ayaana ku geeriyoodey halka Dadbadannay wali la tacaalayaan wax yeeladii kasoo gaartay.

Wuxuu kamid ahaa Hotelada ugu Amaanka badan Magaalada Muqdisho.

Wixii soo kordha kala soco Puntlandi.com

<