10 Qof oo lagu diley meel u dhow Mandheera Kenya

Booliska Kenya ayaa Xaqiijiyey in 7 Boolis ah ,Qof Dhakhtar ah iyo laba Qof oo kale lagu diley Bas ay saaraayeen kadib markii ay kooxo hubeysan ay soo weerareen.

Weerarka ayaa wuxuu ka dhacay meel u dhaxaysa Kutulo iyo Wargadud, Dadka falka geystay oo gaarayay 4 Qof oo hubeysan Way ka baxsadeen goobtii ay Dadka ku laayeen.

Falkaan wuxuu dhacay Gabar gaabadkii Shalay oo Jamce ahayd, waxaana isla markiiba goobta gaaray Booliska, Weerarka waxaa lagu tilmaamay inuu yahay weerar Argagixiso.

War Qoraal ah oo Boolisku soo saareen ayaa u Qoraal sidaan hoose

<