Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland oo Dowlada Federaalku jago u magacawday

Warar rasmi ah oo Warbaahinta Puntlandi.com Howlwadeenadeedu ay heleen ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland CabdiXakiin Dhoobo-Daareed uu maalmaha Soo socda uu gaari doono Muqdisho.

Inkastoo aan naloo xaqiijin nooca shaqo ee la siiyey Gudoomiyaha waxaase naloo xaqiijiyey in Jago looga magacaabay Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Gudoomiyaha ayaa tan iyo markii Xilka laga qaadey wuxuu ku sugnaa Gobolka Sanaag.

Puntlandi.com
Muqdisho

<