BBC IYO WAREYSI C/RAXMAAN C.SHAKUUR : – ” Ma jiro Xadiis aan beeniyey ” Wadaadka Argagixisada ah ee Xasan Aweys waxaa ku adeeganysa Dawlada Federaalka Somaaliyeed

Gudoomiyaha Xisbiga Wadajir Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta u waramaayey Televisionka BBC laanteeda Afka Somaaliga ayaa sheegay in habayaraatee aanay jirin Xadiith ka sugnaaday Nabiga ( Scw,) oo uu inkiray.

Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayaa BBC u sheegay in ay cadahay in Dawlada Federaalka ahi ay ku shaqeysanyso,isla markaana adeegsaneyso Wadaadka Aragixisadaha ah Xasan Daahir Aweys oo ku baaqaya in la dilo Siyaasiyiinta Somaaliyeed ka fekerka duwan Dawlada maanta talda Villa Somaaliya haysa.

Halkan ka daawo wareysiga BBC ee C/raxmaan Cabdishakuur

<