Ayax soo weeraray Galmudug oo baabi’yay Daaqsimaadkii

Ayax farabadan ayaa weerar kusoo qaadey Deegaan ka tirsan Galmudug kasoo waxyeelo weyn u geystay Daaqsimaadkii Xoolaha iyo Dhir kale.

Guriceel, Balanbale ilaa Dhuusamareeb ayuu kusoo duulay Ayaxu.

Ma jirto cid u gurmatay deegaankaannilaa hada, Maamulka Galmudug iyana wali kama aysan hadal.
Sawirada hoose waa Guriceel oo anyaxu dhulka qariyay,

<