Daawo Taariikhdu waa Marag : – Mahadhooyinkii iyo Xasuuqii Taliskii Kacaanku ka geystay Mudug iyo Nugaal

Taariikhdu waa marag,
Maktabadaha xasuustiyo,
Maankay ku kayd tahay.

Maxaa kala socotaa Mudug iyo mahadhooyinkii kacaanka ee bilowgii 80-aadkii?
Waxaa ka warramaya ex. Xildhibaan Sanyare Kamas.

” MAR AY NOQOTBA MAALIN BAA LAGU XISAABTAMI ”

Halkan ka daawo

About Kassim 559 Articles
Wariye Madaxbanaan balse hada la shaqaynaya Puntlandi.com ilaa 01.01,2022
<