Qoyska Reer Elman Ali Ahmed oo Warsaxaafadeed kasoo saaray Dilkii Gabadhooda Dalbadeyna in la joojiyo Wararka ku tiri kuteenka ah

Qoyska Reer Elman Ali ayaa soo saaray Qoraal ay Bulshada uga dalbanayaan iney joojiyaan Wararka Kutiri kuteenka iyo lala Aqalka isugu jira oo ku saabsan Dilkii Alle ha u naxariistee Almes Elman oo Arbacadii si arxan daro ah loogu toogtay Xeyndaabka Xalane.

Waxay Qoraalka ku sheegeen in ay rabaan oo qura baaritaan baahsan oo ay wada jir u sameeyaan Soomaaliya iyo Canada, wixii intaas ka baxsan waxay Qoyska dalbadeen in la joojiyo Wararka iyo faalooyinka Mala awaalka ah oo dhawacaya Xaqiiqda iyo Dareenka Ehelka Marxuumadu kabaxday.

Hoos ka akhriso Qoraalka Qoyska Reer Elman

<