Kulankii Madaxweyne Farmaajo iyo Mucaaradka oo Villa Soomaaliya ka furmay

Waxaa goor dhaweyd Muqdisho ka bilowday kulan u dhexeeya Madaxweynaha Dowlada Federaalka iyo Xisbiyada Siyaada qaarkood.

Kulankaa ayaa daba socda kulankii ay horey u yeesheen Madaxweynaha iyo Madaxweynayaasha hore waxaana hada diirada lagu saarayaa Arinaha Siyaasada oo ay u horayso Arimaha Doorashada 2021.

Wali waxaa taagan kala aragti duwanaan qaabka iyo nooca Doorasho iyo waliba wakhti loo dareeri doono Doorashada walow Madaxweynuhu uu horay u cadeeyey in Doorashadu ay ku dhici doonto wakhtigeeda.

Wixii kasoo baxa kulanka kala soco Puntlandi.com

<